Jul 16, 2026 · 57 min · 14 segments
Bishan Luulyo, waxaa mar kale Muqdisho ka bilowday shirar heer farsamo ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Shirarkan waxaa garwadeen iyo dhexdhexaadiyeyaal ka ah beesha caalamka, gaar ahaan…
Mohamed AbdirazakGuest
Mahad WasugeHost
Maka luqadda lugooda hadda Ingiriisi ay ahayd? Maadaama ajnabigii qayb ka yihiin discussion-ka.

Maalintii koobaad oo Turkey-ga joogeen Soomaali aan ku wada hadalnay Turkida na waa loo tarjumaayay.

Waxaa soo jeedisay isaa sheegti framework, laakiin frameworkaas waxa ku dhex jiro moodel doorasho.

Eh, moodelka doorasho ee Nabad iyo Nolol waxa waaye eh moodelkii looga heshiiyay Baydhabo 2018-kii bishii June.

Eh, Golaha Wasiiradana xeer ahaan hindise sharciyeedka doorashada ay ku ansixiyeen bishii May 28, 2019-kii.

Eh, shanti bishii June 2018-kii Ayuu ku salaysan yahay oo ah matalaadiisu dheeha la tiran liiska xiran waxa la yiraahdo

The rest of this transcript — segmented and speaker-labeled, so you land on the exact moment something was said
Search every transcript — by keyword, by phrase, or by meaning, across every show Radar indexes
Trends — what is surging across podcasts, measured against its own baseline
Alerts — when a name you follow appears in a newly indexed episode
No account is needed to search Radar.