Sep 18, 2026 · 2 hr 11 min · 14 segments
Miizaan Podcast waxaa todobaadkaan marti ku ah Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Egeh, oo ka hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira dhaqaalaha dalka iyo qorshayaasha dowladda. Wasiir Biixi…
Biixi Imaan EgehGuest
Cali Nuur SalaadHost
Mohamed Ibrahim FanahHost
Intaa kadib su'aashaad hadaan u soo noqdo, xaaladda guuda dhaqaale ee dalku way fiican tahay, aad bayu fiican tahay.

Sanadahi lasoo dhaafay si joogta ah ayuu dhaqaalaha guud ee dalku kobac u sameynayey, sannad ba inuu koraba, yacni kor buu u socday kobaca dhaqaalo.

Oo doroska anagu aan u sameynay, ka hayaddeena qaranka statistics ku sameysay, iyookaa World Bank-ka, Bangiga Aduunka iyo Sanduuqa Laaqdada Aduunka IMF-ta ay sameeyeen intuba waxay sheegayaan inuu dhaqaaleheenu kobcayo, nu koba saddex barsanti ku dhaw, two point eight meelahaas ay qiyaasayaan sannadkani nu korayo.

Iyadoo runtii duruofo waaweyn oo bannaanka inoo gaara dhammaantood ay dhaqaalaha ku gedaaman yihiin, haddana dhaqaaleheenu runtii wuxuu muujiyay in adkaysi iyo, iyo inuu xamili karo.

Culeysyada faraha badanaa bannaanka ka imanaya han noqdaan qaar geopolitical ah oo ama dagaalada bariga dhexe ka socda han noqdaan ama han noqdaan siyaasadaha kale maxaan ku dhahdaa dhaqaalaha ee dunida ay isbedelayey.

Aad moodo dunidu weyn ayaddu gabigeeda kala guraneyso, qolo waliba aad moodo inay xuduudkeeda iyo gudeheeda kaliya ay ku eekaaneysa oo saameyn ku yeeshay wax yaalo farabadan oo markii hore jiri jiray hadday kamid tahay deeqihi caalamiga ah iyo iskaashigii dhanka horumarinta intaba.

Aad moodo dalalkii deeq bixiyaashaa siyaasad guud inay qaateen oo ah in nin walowba maxaan ku dhahdaa faraskaagu ha kuu, ha kuugu filnaado.

Iyadoo waxaas ii nugu gedaaman yihiin oo ino dheeri yihiin isbedelka cimiladu iyo climate change-ka waxaan loo yaqaana, saamaynta uu leeyahay oo sadla socotaan deebaaro stabbing jooga ayaa gobolkee nin ka dhacay dhawrkiis sano u dambeeyey, sannadkii hadda lasoo dhaafay iyo sannadkan ba.

Abaaro aad u ba'an baa dadka Soomaaliyeed haleelay oo dad iyo duniyo ba saameeyey.

Iyadoo marxaladahaa kala duwanuu dhaqaaleheenna ay saameyn ku leeyihiin, haddana runtii waxay isku reexan yihiin dadka dhaqaaleheenna oo doroso oo dhan hay'adaha maaliyadeed waxoo gawa yihiin.

In dhaqaaleheenu adkaan sho U muujiyay oo uu xamilay culeysyada ku dhacaya oo dhan.

Sanadkii la soo dhaafay three point one percent ama saddex dhibic boqol kiiba saddex meelahaas ayuu koraya sida warbixinta World Bank ay sheegtay.

Sannadu way kala duwan yihiin laakiin sannad walba horusocod iyo korrin buun ayuu ayuu si guud u sameynayaa.

The rest of this transcript — segmented and speaker-labeled, so you land on the exact moment something was said
Search every transcript — by keyword, by phrase, or by meaning, across every show Radar indexes
Trends — what is surging across podcasts, measured against its own baseline
Alerts — when a name you follow appears in a newly indexed episode
No account is needed to search Radar.