Danab Brigade
3
MENTIONS
1
EPISODES
1
PODCASTS
Search complete. 3 mentions across 1 episode found for "Danab Brigade".
Sep 18, 2026
S1E17:Wasiirka Maaliyadda Biixi Imaan| Walwalka ku saabsan bixinta mushaharka shaqaalaha | Miizaan Podcast
B
11:42Biixi Imaan EgehGUEST
Waxaan u aragnahay deeqahaas inay ku jireen dhinaca amniga oo aad u badnayd sida DANAB oo kale, hay'ado kale.
B
11:51Biixi Imaan EgehGUEST
Kuwaasna marka laga reebo kuwii dee NGO-skay ahaas.
B
11:55Biixi Imaan EgehGUEST
Deeqihii marka hore ee toos arrimaha amniga u taabanayay ciidamadeena ee hore dalalka deeqda bixiya ay toos u bixin jireen Sida Danab soo qaaday, waxa la wareegtay sidii u dhanyihin dawladda.
B
12:12Biixi Imaan EgehGUEST
Waxa hadda miisaaniyadeen nay kamidihiin, miisaaniyada qarankaana ku darna.
B
12:16Biixi Imaan EgehGUEST
Wax walba kama imanayn.
B
12:19Biixi Imaan EgehGUEST
Hadda ciidanka aad, ciidanka Danab hadday tahay mushahaaraadkiisa iyo hawlgalladiisa iyo operation-kiisa iyo raashinkiisa iyo yidaankiisa iyo adigu logistics-kiisa baa.
B
12:34Biixi Imaan EgehGUEST
Sidee u dhantahay dawladda ayaa la wareegtay oo bixisa miisaaniyada qaranka.
B
12:39Biixi Imaan EgehGUEST
Waxaane runtii tusaale u tahay.