Skip to main content
Biixi Imaan Egeh

Biixi Imaan Egeh

Bihi (Biixi) Iman Egeh is Somalia's Minister of Finance (since July 2023) and a serving member of the Federal Parliament of Somalia.

Sep 18, 2026

11:28
Kama mid aha mashaariicda
11:29
Mashaariicda qasnadda dawlada Soomaaliya dawladu tooska u maamusho kumay jirin.
11:34
Afartaa boqol ilaa lixdhaax boqol ayey ka baxsan yihiin.
11:37
Waa kuwa ka baxsan xayndaabka qasnadda guud ee dawlada iyo miisaaniyadda guud ee dawlada.
11:42
Waxaan u aragnahay deeqahaas inay ku jireen dhinaca amniga oo aad u badnayd sida DANAB oo kale, hay'ado kale.
11:51
Kuwaasna marka laga reebo kuwii dee NGO-skay ahaas.
11:55
Deeqihii marka hore ee toos arrimaha amniga u taabanayay ciidamadeena ee hore dalalka deeqda bixiya ay toos u bixin jireen Sida Danab soo qaaday, waxa la wareegtay sidii u dhanyihin dawladda.

49 MINS LATER

60:46
Eh

We value your privacy

We use cookies to understand how you use our platform and to improve your experience. Click “Accept All” to consent, or “Decline non-essential” to opt out of non-essential cookies. Read our Privacy Policy.