Jul 19, 2026 · 1 hr 7 min · 10 segments
Waxaa Muqdisho ka socda shirar dhexdhexaadin ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka federaalka Soomaaliya. Shirarradan, oo ay dhexdhexaadinayaan Turkiga, Mareykanka, Boqortooyada Midowday (UK)…
Afyare Cabdi CilmiGuest
Mahad WasugeHost
Eee, waxa ay qasabtay in dad kale oo kuwaarteedka iyo Turki in ay soo farageliyan oo ay kulaansiiyaan.

Marka, ee, marka kale horta waxay caddaysay Soomaalidu inay isku filnayn, inay san heshiin karin, ee, ayay horta muujisay.

Waa markaa jileaca iyo nugaylka dawladnimada meesha oo marayo ayay muujineysaa.

Eee, hadda, ee, waxay marayaan waa wareegi saddexaad dheeri ama afraad meelahaas ay marayaan.

En, waxa ugu weynoo marka jira waxa waaye quliyahi awal ee, ee waxyaalaha ay rabaan kur u haayay.

Sida mucaaradko kale waxay keeneen hab ay u arkaan in doorashada looga heshiiyo.

Dawladduna dabcan waxay keentay legislation ama sharci, ee, ay, ay u rabto doorashada in lagu maamulo.

Essentially marka, marka la fiiriyo, mucaaradka, ee, iyo mxaafadka iyo wax markaa la fiiriyo laba, laba soo jeedimood base yaa meesha taala horta.

Eee, soo jeedin waa mid dawlada oo salligeedu uu yahay dawladdii hore proposalkoodii oo hal deegaan doorasho iyo xisbiyo iyo, ee, maxaa ku irahaa-

Eee, mucaaradka na waxa waaye koodii hore oo laba kun iyo labaatan kii oo baarlamaanka Cabdullahi Arab iyo Gudigiisii ay sameyn jireen, kii uun bayante soo qaadeen ayay hadda ayaguna keeneen.

Waxaan ku, ku bilaabaynaa, horta ilaa iyo afar nooc bay hadda afar proposal aa taalla.

The rest of this transcript — segmented and speaker-labeled, so you land on the exact moment something was said
Search every transcript — by keyword, by phrase, or by meaning, across every show Radar indexes
Trends — what is surging across podcasts, measured against its own baseline
Alerts — when a name you follow appears in a newly indexed episode
No account is needed to search Radar.