Aug 28, 2026 · 1 hr 49 min · 16 segments
Kusoo dhawaada qeyb cusub oo ka mid ah Miizaan Podcast, oo martideena Tododbaadkan uu yahay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabduqaadir Cali. Wasiirka…
Maxamed Cabduqaadir CaliGuest
Cali Nuur SalaadHostMiizaan Podcast HostHost
Maxamed Ibraahim FanaxHostWasiir marka lasoo dhawaaw, ee su'aashiinagugu horeysa waxay tahay, ee waxa rabnaa ina ogaano wasaaradda aad madaxda ka tahay ee qaybeheeda inaan fahmnaa maamulka hore.
Horta sharaxaad guud haddaan ka bixiyo ee wasaaraddan waxa la dhahaa Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha hadda.
Waxa magaca baddal lagu sameeyey 1978 oo markaas loo bixiyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiska.
Markaa ilaa iyo hadda waxay ahayd wasaaraddiseeda u madax banaan oo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiska laha.
Dib usoo laabashadii dawladnimada Soomaaliya ayaa Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha loo bixiyey Soomaaliyeed.
Haddana waxay ku shaqaysa magaca Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
Marka guud ahaan dalku waxa uu haystaa laba portfolio oo dhalinyarada iyo ciyaaraha kala ah.
Inta dawlad dalka soo martayna waa gistay tan iyo markii laga soo bilaabo 1977.
Markaa hadda guud ahaan waxay ka shaqeysaa wasaaradda hormarinta iyo awoodsiinta dhalinyarada iyo korjoogteynta, hormarinta garoomada technical-ka, ciyaaraha local-ka ah ee dhanka isboortka markii la joogo.
Waxa jira federation-no iyo xiriiro ay wada shaqeyn iyo korjoogteyn ay kula leedahay.
Ayadaana door caadi aha oo la falgeli karo bulshada oo hormarinta isboortiska mid ah ay iyagu leedahay.
Balse waa anagu guud ahaan laba portfolio ayaan dalka u qaabilsanahay in ay wasaaraddan ugu maamulo.
Waxaan ku hormarineynaa ee labada portfolio aa sheegtay keen dhalinyarada.
Wasaaradda sidayuu rajada ay dadka shacabka ah ka qabaan iyo tabarteedana aad ayuu kala duwan yihiin.
Hadii miizaaniyadeeda la fiiriyo, hadii la fiiriyo tirada dadka ka shaqeeya waxaas oo dhan.
Muddada joogtay maxaa isbeddel oo sameysay? Maxaa kuu hirgalay? Waxaan kaa leenahay dhanka dhalinyarada.
Wasiir marka lasoo dhawaaw, ee su'aashiinagugu horeysa waxay tahay, ee waxa rabnaa ina ogaano wasaaradda aad madaxda ka tahay ee qaybeheeda inaan fahmnaa maamulka hore.
Horta sharaxaad guud haddaan ka bixiyo ee wasaaraddan waxa la dhahaa Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha hadda.
Waxa magaca baddal lagu sameeyey 1978 oo markaas loo bixiyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiska.
Markaa ilaa iyo hadda waxay ahayd wasaaraddiseeda u madax banaan oo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiska laha.
Dib usoo laabashadii dawladnimada Soomaaliya ayaa Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha loo bixiyey Soomaaliyeed.
Haddana waxay ku shaqaysa magaca Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
Marka guud ahaan dalku waxa uu haystaa laba portfolio oo dhalinyarada iyo ciyaaraha kala ah.
Inta dawlad dalka soo martayna waa gistay tan iyo markii laga soo bilaabo 1977.
Markaa hadda guud ahaan waxay ka shaqeysaa wasaaradda hormarinta iyo awoodsiinta dhalinyarada iyo korjoogteynta, hormarinta garoomada technical-ka, ciyaaraha local-ka ah ee dhanka isboortka markii la joogo.
Waxa jira federation-no iyo xiriiro ay wada shaqeyn iyo korjoogteyn ay kula leedahay.
Ayadaana door caadi aha oo la falgeli karo bulshada oo hormarinta isboortiska mid ah ay iyagu leedahay.
Balse waa anagu guud ahaan laba portfolio ayaan dalka u qaabilsanahay in ay wasaaraddan ugu maamulo.
Waxaan ku hormarineynaa ee labada portfolio aa sheegtay keen dhalinyarada.
Wasaaradda sidayuu rajada ay dadka shacabka ah ka qabaan iyo tabarteedana aad ayuu kala duwan yihiin.
Hadii miizaaniyadeeda la fiiriyo, hadii la fiiriyo tirada dadka ka shaqeeya waxaas oo dhan.
Muddada joogtay maxaa isbeddel oo sameysay? Maxaa kuu hirgalay? Waxaan kaa leenahay dhanka dhalinyarada.
The rest of this transcript — segmented and speaker-labeled, so you land on the exact moment something was said
Search every transcript — by keyword, by phrase, or by meaning, across every show Radar indexes
Trends — what is surging across podcasts, measured against its own baseline
Alerts — when a name you follow appears in a newly indexed episode
No account is needed to search Radar.