Skip to main content

Calinuur Boodaaye

Former member of Somalia's 9th Federal Parliament (2012–2016) who comments on Somali governance and parliamentary reform, including on the Maamul Wanaag podcast.

Sep 20, 2026

28:16
Saameyn kula haayeen
28:17
Waa ka muuqatey.
28:19
Taas marka waxay ahayd bilowgii in lagu midobo afkaar lagu midobo ay ahayd.
28:26
Laakin nasiib darri xoogga qabiiliga ah ee ka jira dalka oo baarlamaankana ay ka dhex muuqatey ayaa badanaa barnaamijkaas xog yeeli waaye oo riixi waaye.
28:39
Waxa jira team isusoo shaqeeyey isusoo bilaabay haddana markii timaado arrin qabiil ama dan qabiil ay ka dhex muuqato waxa laga yaabaa qofkaan afkaartiisi inuu kasoo tago oo dhinac qabiilka uu u janjaarsado.
28:53
Waa yeelan waysii xog fiican waa yeelan waysii afkaarta fikrka.
28:57
Waxa lasoo galay xilligii ku xigi baarlamaankii 2010 baarlamaankii 2010 waqtigii Farmaajo.

10 MINS LATER

39:27
Misaale aa mas'uuliyiintaas waa qayb wayn ayeey kihiin xildhibaannada?

We value your privacy

We use cookies to understand how you use our platform and to improve your experience. Click “Accept All” to consent, or “Decline non-essential” to opt out of non-essential cookies. Read our Privacy Policy.