Skip to main content
Cabdiraxmaan Caynte

Cabdiraxmaan Caynte

Somali politician, journalist, and policy analyst; former Minister of Planning and International Cooperation of Somalia (2015–2017); Chairman of Xaqsoor Party.

Jun 18, 2026

4:31
Sidee marka labaas dhinac oo la kala joogo looga soo duurki karaa?
4:37
En, horta, en, dabcan, eee, muddo xileedkii madaxwaynaha inuu 15kii May dhamaaday wax dodo oo horta haba yaraatee ka taagan maaha.
4:45
Xataa madaxwaynaha ruuxii saa sheegay asagu oo dastuurka badalaaya in isbeddelka dastuurka sida adduunkoo dhan aad ogtahay mahaduu qofkii beddelay kama faa'iido.
4:54
Eee, faa'iddadu, eee, isbeddelkaa sus, maaha, hirgalkiisa ama dhagan galkiisu wuxuu ka bilowdaa muddo xileedka xiga.
5:01
Dabcan madaxweynuhu wuu ku tala galay inuu, eee, dhaofo.
5:04
Taas marka xageega dhig.
5:06
En, sidee looga bixi karaa? Waxaa looga bixi karaa in la isla helo hanaan doorasho oo heshiis lagu yihin.

22 MINS LATER

27:35
Maka laba dadaal sidee iskula jaankaadooyaan hadda? Mislaa koob neytad miyaa mislaa waa kala socdaan?

We value your privacy

We use cookies to understand how you use our platform and to improve your experience. Click “Accept All” to consent, or “Decline non-essential” to opt out of non-essential cookies. Read our Privacy Policy.