Todobaadkan Miizaan Podcast, waxaa marti ku ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo si qoto dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo mustaqbalka dalka.
Wareysigan, Cumar Cabdirashiid wuxuu kaga hadlay:
Wada-hadallada u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka
Khilaafka dastuurka iyo doorashooyinka
Xaaladda Puntland iyo doorkeeda siyaasadeed
Arrinta Somaliland iyo loollanka istiraatiijiga ah ee Geeska Afrika
Saameynta quwadaha shisheeye ee gobolka
Iyo su’aasha ugu weyn… Ma yahay musharrax madaxweyne?
Martidu waxay si cad uga jawaabtay su’aalo badan oo bulshada Soomaaliyeed si weyn u hadal ha...