May 26, 2026 · 1 hr 10 min · 13 segments
Dowladnimada casriga ah oo ay Soomaaliya lahayd tan iyo 1960-kii weli waa liiceysaa. Dad badan ayaa aaminsan in aan la is waafajinin dowladnimada, qabiilka & diinta. Soomaaliya oo ay dadkeedu yihiin…
Mahad WarsameHostNo entities detected.
[bismillahirahaamanirahim alhamdulillahi rabbil'aalamin wassalatu wassalamu ala rasulillah sallallahu alayhi wa sallam] Aad baan mahadsan tahay Mahad.
Runtaa Islamku wuxuu leeyahay mid qiim dhab ah iyo values dhab ah ayuu leeyahay mid oo dhinaca dawladnimada ah oo ay kamid tahay cadaalada, wadajirka, isla xisaabtanka, masuuliyadda iyo kuwa kale naxariista, dhowrista karaamada insaanka.
In ma aragtay dadka la dooranayoo ama masuuliyadda loo dhiibayoo lagu doorto sifaad muciyin sida sifada al-qawiyul-amiin oo aasaaska ah oo micnaheedu yahay qofka masuuliyad iyo xilka loo dhiibanayo inuu leeyahay amaano, karti iyo aqoon inuu leeyahay wax loo dhiibo.
Arintaasna runtii waxay ka muuqatay xaaladdii Carabta Jasiirada Carabiya ku nooleyd Islamka ka hor siday ahaayeen iyo Islamka ka bacdi sida ay noqdeen ayaa tusaale laga qaban karaa oo taas micnaheedu yahay Islamku inuusan aheyn wax theory iyo aragti iyo fikir iska ah laakiin uu watey tatbiq iyo ma aragtay fulin ay la socotay oo markaas dadkaas ay ahaayeen dad xaaladdooda diineed, middooda cilmi bulsho, middooda siyaasadeed, middooda ma aragtay dhaqaale intuba ay baab'asa yihiin.
Shan iyo labaatan sanno gudahood waxay qabsadeen Muslimiintiimparaadooriyadihii ugu waynaa ee caalamka markaa ka jiray, ti Romaanka iyo ti Persianka ee Faariska ayay qabsadeen.
Dunidani waxay kusoo kordhiyeen qiim dhab ah ay kusoo gidhiyeen waxa maanta aan u naqaano good governance waxa uu aasaas aah, Islamka waa aasaas aan dhahi karaa.

Wuxuu Islamka ka bedelay qaab nololeedkii Carabta ka hor diinta Islamka intaanay soo gaarin iyo kadib markii ay diinta soo gaartay.
Farqiyo u dhaxeeya waxa kamida markii hore waxay iska ahaayeen dad ma aragtay sanam-yaasha caabudo xagga diiniah waxaan ka eegnaa aqeedadoodu mushrikiin ay ahaayeen.
Markaa oo ma aragtay dhagxaanta Ilaaha ka sameysta, timirta ka sameysta maxaan ku iraa dhahaa sanam ka sameysta, horay u sii qaata inuu markuu safro uu sii caabudo markuu gaadho dana cuno ay sameyn jireen.
Waxaana socotaa inay qabiyaalad iyo ma aragtay isdil ay ka jirtay dhaqan ay lahaayeen qabiyaaladeed oo iyo slain iyo aanooyinka iyo dhaqamada Soomaalida u eg inay lahaayeen oo ay ma aragtay lays laayo oo laysku laayoAsbaab aad u hooseysa la isku laayo.
Labo faras oo la tartansiisay i la tartansiiyay i ma aragtay wiil wiil fiiriyay i waxyaalla yar yar.
Dagaal la ka dhasho oo afartan sanno waqtiya dhac dhac socda kamid ah siyaasadaan marka la fiiriyo waa kala qeybsanaayeen.
Qeybna waxa xukumayay Beer shiyaankii dadkan hadda Iiraanka loo yaqaano ayaa qeyb haystay sida Yemen oo kale iyo meelo badan.
Qaar waxa haystay Roomaanka ayaa haystay dhinaca dhulka Soomaaliya, Iiraan iyo dhinacyoaas oo dhan iyo Ciraaq dhul badan haystay.
Magaaladuhinkuna wax ka yar yar ayaanu Makka iyo Madina iyo dhowr magaalo yar yar ayaa jirtay.
Ayaguna naftoodu ayaga laftigoodu midnimo ma haysan, dawladnimo ma haysan.
Marka Islaamku wax buu ka beddelay oo dawladnimo u keenay.
Xaaladdoodii dhaqaale is bedeshay, xaaladdoodii siyaasadeed ba is bedeshay.
Xaaladdoodii diiniga ahayd ba is bedeshay xaaladdoodii arrimaha bulshada is bedeshay wixii oo dhan.

The rest of this transcript — segmented and speaker-labeled, so you land on the exact moment something was said
Search every transcript — by keyword, by phrase, or by meaning, across every show Radar indexes
Trends — what is surging across podcasts, measured against its own baseline
Alerts — when a name you follow appears in a newly indexed episode
No account is needed to search Radar.