Skip to main content
Shebelle River

Shebelle River

Search complete. 1 mention across 1 episode found for "Shebelle River".

Oct 3, 2026

Maxamuud MacallinGUEST
11:02
Marka intaas anaga tago, hi'addu waxa laala wajahi heli kartay waxi wari u diyaar garowda ama han naqata doomn.
Maxamuud MacallinGUEST
11:10
Iraa iyo waxaan ku diyaarinay todabaatan iyo kow doomood oo runtii loogu talagalay inta badani yaallo Shabeelle River iyo Juba River oo aan ugu talagalnay magaalooyinkaas soo dh Dun oo ku hareereysan in rescue lagu sameeyo.
Maxamuud MacallinGUEST
11:27
Yaas, hi'adaha waxa jiro oo dabcan hi'adaha UN-ka iyo hi'adaha kalanteeda NGO-gida iyo NGO-gida kulli dhamaan waan kula minnay iyagana waxa hayaan ama han naqato cuno ama han naqato shelteris ama han naqato waxa hayaan iyagana inay diyaariyaan.
Maxamuud MacallinGUEST
11:43
Hi'adda sodma iyadoodu laftikeeda waxaan sameyn doonaa ilaa iyo labaatan degmo ayaa oo, oo ayaan gaari doonaa dad ku nool u rabneynaan ama cuno aan gaarsiino ama aan shelteris iyo gaarsiino ama aan NFI kitskii waxyaabaha ee bacaha iyo waxyaabaha ay isticmaali karaan gaarsiino ayaan isku daynaa in aan gaarno inta ay xaaladu ay, ay ugu jiro ama xaalada ka horba haddii Ilaahay yiraado.

We value your privacy

We use cookies to understand how you use our platform and to improve your experience. Click “Accept All” to consent, or “Decline non-essential” to opt out of non-essential cookies. Read our Privacy Policy.