Skip to main content
Omar Sharmarke

Omar Sharmarke

Statesperson and former Prime Minister of Somalia

Jul 5, 2026

2:00
Wadahadalada ayaa wada, sideen u socdaan?
2:04
Wadahadalada uu dheer murti socdeen.
2:07
Ilaa waagii anaga aan bilownay wadahadalo kaas kaa socday ee labada qodob oo miiska saarnaa waxay ahayd dastuurka iyo doorashooyinka.
2:17
Waagii dheer intaan anaga iyo samaata bixinta hal ahayd waxay ahayd doodaanu horta dastuurkaan ku hollollay ee ka dibna doorashada hala galo.
2:29
Marka adigu barkii danbeeto oo anigu waxaan garanay dey baarlamaan tar systemkii dalka waxaan waxa keenay kere dalka khilaaf wayn inuu ka sameeyo doorasho ama, ama is fahan wuxu ahaa systemkii presidentialka ahaa oo dehaydadii loogu tala galay presidential system inay ga, yaacni ilaaliyaan sida maxkamadaha inay isagu wili institutionskaasi anaga noo dhisanayaan.
2:57
Marka doodaanu waxay ahayd wax hadda parliamentary systemku waxa kiriye legitimacyga dadka lagu kala fadhiyo oo dawladnimada siinayaaya ayaa la taaban ayayna dhaqan ahaan, garasha ahaan intaba wali aan maanta markii muddo la joogo oo kalsooni dadku dheesanto markaas hala goog boo presidential system haddii generationka maalintaas joogo ay karsaan.
3:19
Marka runtii doodaas markii la sameeyey aniga dey waxaan garanay inaan intaas horta dalka u ridbaadanno.

51 MINS LATER

54:41
Maaha? [laughs]

We value your privacy

We use cookies to understand how you use our platform and to improve your experience. Click “Accept All” to consent, or “Decline non-essential” to opt out of non-essential cookies. Read our Privacy Policy.